Последние посты

Astaan
9 июл., 18:30
Daawade, caawa ha seegin sheeko ay ka buuxaan halgan, geesinimo iyo dhacdooyin kaa yaabin doona.⏰ Caawa 7:00 fiidnimo 📺 Ka daawo Channel-ka Sumad Films 📱 Ama ka daawo App-ka Sumad https://onelink.to/3xbcme
Astaan
25 июн., 11:01
Aniga hal app ayaan isticmaalaa waana Somtaana. 🍔 Cunto 🍰 Macmacaan 📱 Electronics 🛒 Suuq 🍦 Jalaato Intaas oo dhan gurigaaga ama xafiiskaaga ayaa laguugu keenayaa. 🚚 Free Delivery 🔥 Qiima-dhimis joogto ah Soo degso Somtaana maanta oo ka faa’iidayso! Somtaana Suuqa Jiilka Cusub.https://onelink.to/a7v6k7
Astaan
15 июн., 10:58

Astaan
9 июн., 14:49
🍕🔥 PIZZA NIGHT SPECIAL!Caawa iyo habeen kasta oo Talaado ah, CPlus Restaurant waxay ku siisay 50% DISCOUNT dhammaan noocyada kala duwan ee Pizza-da!💰 Pizza-dii aad jeclayd hadda kala bar qiimaheeda ayaad ku helaysaa.FREE DELIVERY marka aad ka dalbato Somtaana App. Lasoodag App ka Somtaanahttps://onelink.to/a7v6k7oo ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah ee Talaadada kasta!Somtaana Suuqa Jiilka Cusub.
Astaan
9 июн., 14:48



Astaan
6 июн., 09:41
Adeg Walbo one click aya ka xegto Soo dejiso hadda Somtaana Mobile App: https://onelink.to/a7v6k7


Astaan
30 апр., 17:35
👉 https://vt.tiktok.com/ZS9NsErp8EEa1-QCcaP/ 👀
Astaan
23 апр., 20:13
Muuqaalka Guud ee Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran oo Muqdishu ka dhacday.https://www.facebook.com/reel/2480373552394721/Facebook12K views · 159 reactions | Muuqaalka Guud ee Munaasabadda...Muuqaalka Guud ee Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran oo Muqdishu ka dhacday.
Astaan
23 апр., 18:43
Gunaanadka Munaasabadda Yagleelidda Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran.https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311104627782809FacebookAstaanGunaanadka Munaasabadda Yagleelidda Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran.28,300Открыть в Telegram
Astaan
23 апр., 18:28
Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Haybad Qaran, ahna Hoggaamiyaha iyo Musharraxa Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa khudbaddii gunaanadla uga sheekeeyay geeddi-socodkii lagu yagleelay isbehaysigan, isagoo tilmaamau in horraan ba ay xisbiyo badan mideeyeen, iyada oo intaas la raadinayay madal waxqabadka iyo xoogga ummadda lagu midayn karo.https://www.facebook.com/reel/3038649342998366/Facebook49K views · 874 reactions | Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Haybad...Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Haybad Qaran, ahna Hoggaamiyaha iyo Musharraxa Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa khudbaddii gunaanadla uga sheekeeyay...
Astaan
23 апр., 18:28
Guddoomiyaha Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran Mudane Cabdi Caynte ayaa tulmaamay in isbaheysiga loo assaasay sidii loo midayn lahaa muruqa iyo maalka labada xisbi dalkana looga saari lahaa hubanti la’aanta siyaasadeed ee ku jiro.https://www.facebook.com/reel/1495626308602630/Facebook7.6K views · 84 reactions | Guddoomiyaha Isbahaysiga Xaqsoor iyo...Guddoomiyaha Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran Mudane Cabdi Caynte ayaa tulmaamay in isbaheysiga loo assaasay sidii loo midayn lahaa muruqa iyo maalka labada xisbi dalkana looga saari lahaa...
Astaan
23 апр., 18:13
“15 May ee waqtigan oo kale waxaa ka dhacday dalka doorasho la wada aqbal sanyahay. Dal waxa lagu xukumaa qaanuunka. Haddii wixii la isku ogaa wax ka duwan la arko waan in laga xisaabtamaa”Mudane Thaabid Cabdi Maxamed, Duqii hore ee Muqdishu iyo Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaranhttps://www.facebook.com/reel/1823269628353560/18,200Открыть в Telegram
Astaan
23 апр., 17:58
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaranhttps://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311076757785596FacebookAstaanMunaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
Astaan
23 апр., 17:58
Mudane Farxaan Cali Axmed oo ah Xoghayaha Amniga iyo Difaaca ee Xisbiga Xaqsoor ayaa ka hadlay ahmiyadda isbaheysiga isaga oo tilmaamay in waqti xasaasi ah oo aad loogu baahan yahay uu ku soo aaday isla markaana ay guul siyaasadeed tahay in la isku keeno kaadirka intaas la eg oo ay ku midoobaan hal aragti.https://www.facebook.com/reel/1878823166163126/
Astaan
23 апр., 17:43
“Isbaheysigu Xaqsoor iyo Haybad Qaran wuxuu ka turjumaya in anshax siyaasadeedka dalka ka jiray uu baddalmay. Wuxuu muujinayaa in siyaasiyiintu ayagoo bannaanka jooga ay wax isku darsan karaan. In aragtida dowlad-dhiska laga sii hadli karo ee aysan noqon wax ku nasiibso ah.”Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Taliyihii hore ee NISA iyo Xubin ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaranhttps://www.facebook.com/reel/2464508407320874/24,300Открыть в Telegram
Astaan
23 апр., 17:28
Mudane Faysal Axmed Warsame oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor ayaa isaguna sharraxay ahmiyadda isbaheysiya ee xilligan kalaguurka ah iyo hiigsiga mustaqbalka.Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inay isbaheysigu uu yahay waa cusub oo la furay, iyo in dad kala aragti duwan oo kala deegaan ah ay isu soo dhawaadaan oo la mideeyo aragtida.https://www.facebook.com/reel/1340880424546934/
Astaan
23 апр., 17:28
Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta Midowga Haybad Qaran ayaa ka warbixiyay ujeeddooyinka laga leeyahay yagleelidda isbahaysiga, isaga oo tilmaamay in ahdaafta iyo mabaadii’da loo aas-aasay labada xisbi oo aad isugu dhaw darteed ay sahashay dhammaystirka midowga.https://www.facebook.com/reel/1249578547218080/Facebook7.7K views · 67 reactions | Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka...Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta Midowga Haybad Qaran ayaa ka warbixiyay ujeeddooyinka laga leeyahay yagleelidda isbahaysiga, isaga oo tilmaamay in ahdaafta iyo...
Astaan
23 апр., 17:13
Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor Mudane Cabdullaahi Xaamud oo ka hadlay Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad ayaa martida kala duwan ku soo dhaweeyay baarnaamijka isaga oo si qotodheer u faahfaahiyay geeddi-socodka wada xaajoodka labada xisbi.https://www.facebook.com/reel/1545134157311312/Facebook5K views · 41 reactions | Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor...Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor Mudane Cabdullaahi Xaamud oo ka hadlay Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad ayaa martida kala duwan ku soo dhaweeyay baarnaamijka isaga oo si...12,900Открыть в Telegram
Astaan
23 апр., 17:13
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaranhttps://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311037437789528FacebookAstaanMunaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
Astaan
23 апр., 16:58
Xaflada Isbaheesiga Xisbiga Xaqsoorhttps://www.facebook.com/1270991375127468/videos/1630061588259870
