Последние посты

مركز إشراق - Ishraq
13 нояб., 11:18
Maktabadda Turath! 📚✨Waxaanu si rasmi ah u daah-furnay Maktabadda Turath, oo ah il weyn oo laga heli doono kutub iyo buugaag aad u badan.Waxa lagu daahfuray qeybta kutubta Carabiga ah, oo ay ku jiraan in ka badan 29,000+ kitaab oo laga soo dheegtay Maktabadda Shaamila (الشاملة الذهبية).📱 La soo deg App-ka Turath oo kala soco:👇 https://hallink.onl/turathhttps://www.facebook.com/share/19wdTTu4Ei/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/Turaasculimo34,200Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
12 нояб., 07:44изменён
❕Baraarujin!Saddex maalmood kadib, waxa xidhmaysa diiwaangelinta Dufcaddii 3aad ee Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin.La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://hallink.onl/turathKaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk.Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawo: https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=BpEsWUM7hjW_Z9f_https://www.facebook.com/share/1RFnjrMRdH/?mibextid=wwXIfr#زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثةhttps://t.me/IshraqCenter84,500Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
7 нояб., 20:54изменён
Haddii cilladan uu kuu soo saaro App-ka Turath, hubso in lambarkan aad ku isticmaasho Telegram.Haddii aad ku isticmaasho: fur telegram-ka oo hubso in lambarkan aad kaga jirtid xilligaas, kadib isku day mar kale.#Turathhttps://t.me/IshraqCenter29,600Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
6 нояб., 08:12
Kutubta lagu bilaabayo barnaamijka "Zaad Al-Mufasirin" waxaad ka helaysaan deegaanada Soomaalida Maktabadahan.Si gaar ah waxaad ugala xidhiidhi kartaan:Hargeysa iyo magaalooyinka ka ag dhaw lanbarkan: 0636266636 / 511979.Muqdisho iyo magaalooyinka ka ag dhawna: +252612008050 ama +252615046789.Burco iyo magaalooyinka ka ag dhaw: 0637009992Nayroobi iyo ciddii ka ag dhaw: +254722524401.https://t.me/IshraqCenter33,400Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
2 нояб., 18:07
переслано из @turaasculimo
Baraarujin: Haddii App-ku idinka codsado cusboonaysiin (update), fadlan update-gareeya oo noo dulqaata.Update walba waxa uu ka turjumayaa in adeeg cusub lagu soo kordhiyay App-ka, xogtiinuna isma baddalayso.Turath: https://hallink.onl/turathhttps://t.me/Turaasculimo21,300Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
2 нояб., 10:09
🎈🎁🎊بفضل الله وكرمه، تمَّ ختام المستوى الأوَّل للدورة الحديثية التأصيليّّة.مبارك لطلابنا وطالباتنا في الدفعة الأولى على تخرّجهم، ونتمنَّى لهم دوام التَّوفيق والسدَّاد في الدُّنيا والآخرة🎉🤍.#الدورة_الحديثية #الدفعة_الأولىhttps://www.facebook.com/share/1E6sA4RPto/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/IshraqCenter29,200Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
31 окт., 12:13
Raadiyaha Turath! 📻✨Waxaanu si rasmi ah u furnay Raadiyaha Turath, oo hadda si toos ah uga bixi doona App-ka Turath.Waxa lagu daahfurayna Idaacadda Qur'aanka, oo lagala socon doona (24-ka saacadood) Qur'aanka Kariimka ah iyo barnaamijyo diini ah oo kala duwan.📱La soo dag App-ka Turath oo si toos ah ula soco: 👇 https://hallink.onl/turathhttps://www.instagram.com/p/DfKIhkTjiJR/?cplk=a2QyejEyaWRkaGlvhttps://t.me/Turaasculimo33,700Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
24 окт., 19:30изменён
#WargelinSi aad u diiwaangeliso qof aan taleefan lahayn sida carruurta oo kale, raac tallaabooyinkan:1. Fur qaybta Barnaamijyada Ishraaq. 2. Dooro qaybta "Xogtayda". 3. Kadib dooro "Ku dar qoyskaaga": Riix meesha ay ku qoran tahay "+ Ku dar xubin". 4. Akhriso Wargelinta: Waxa kuu soo baxaysa fariin ah in qaybtani u gaar tahay xubnaha aan taleefanka gaarka ah lahayn. 5. Guji "Waan Fahmay, Sii Wad". 6. Geli xogta qofka:F.G: Qofka halkan lagu diiwaangelinayo haddii uu taleefan gaar ah leeyahay, ha ka diiwaangelin, ee ha soo degsado app-ka si uu si madaxbannaan isugu diiwaangeliyo.App-ka Turath: https://hallink.onl/turathhttps://www.facebook.com/share/1Bhoknm56J/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/IshraqCenter31,400Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
7 сент., 09:42
https://youtu.be/U8MTzUk5Kco?si=0AsclcaHrPCHoyd7YouTubeDocumentary film | Geeddi shan sanno jirsaday | Dawrada FiqigaEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.11,400Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
6 сент., 10:43
https://youtu.be/m8fkKJPxu-4?si=KPdkoRTYauOeyQSCYouTubeBarnaamij Gaar ah | Ardayda araga la' ee ka qalinjabiyay Dawrada FiqigaEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.19,700Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 18:07
https://youtu.be/BbXgBahucmM?si=zxvxd2cmEx544YbQYouTubeMuqdisho: Xafladda Dawrada Fiqiga 1448HEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.11,100Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:34
https://youtu.be/ye9KhU6xKa4?si=umn5nxZLkNmHigFvYouTubeSh Maxamuud oo gabay utiriyay inantiisa oo ka mid ahayd ardayda ka qalinjabiyay Dawrada fiqiga.Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.10,100Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:33изменён
https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==7,590Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:32
https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==7,290Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:32
https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==4,850Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:32изменён
https://www.instagram.com/reel/Dc6lsv9xTEE/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==6,270Открыть в Telegram
مركز إشراق - Ishraq
5 сент., 17:32изменён
https://www.instagram.com/reel/Dc6lsv9xTEE/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==3,450Открыть в Telegram
Подписчики пишут боту, вы отвечаете реплаем, ваш аккаунт скрыт. Создаётся в одно касание.
Как это работает →