gram news
مركز إشراق - Ishraq channel avatar

مركز إشراق - Ishraq

@ishraqcenter

Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada ✨. Halkan nagala soco: https://t.me/IshraqCenter/10

ProjectsENOther

129,200subscribers

Open the Channel

Latest posts

  • مركز إشراق - Ishraq

    13 Nov, 11:18

    Maktabadda Turath! 📚✨Waxaanu si rasmi ah u daah-furnay Maktabadda Turath, oo ah il weyn oo laga heli doono kutub iyo buugaag aad u badan.Waxa lagu daahfuray qeybta kutubta Carabiga ah, oo ay ku jiraan in ka badan 29,000+ kitaab oo laga soo dheegtay Maktabadda Shaamila (الشاملة الذهبية).📱 La soo deg App-ka Turath oo kala soco:👇 https://hallink.onl/turathhttps://www.facebook.com/share/19wdTTu4Ei/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/Turaasculimo
  • مركز إشراق - Ishraq

    12 Nov, 07:44edited

    ❕Baraarujin!Saddex maalmood kadib, waxa xidhmaysa diiwaangelinta Dufcaddii 3aad ee Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin.La soo deg application-ka Turath oo iska diiwaangeli: https://hallink.onl/turathKaddib ku biir kanaalka casharrada: https://t.me/+0m97tDUPQSUzZDZk.Qaabka is diiwaangelinta halkan ka daawo: https://youtube.com/shorts/l3tHwXQBgP4?si=BpEsWUM7hjW_Z9f_https://www.facebook.com/share/1RFnjrMRdH/?mibextid=wwXIfr#زاد_المفسرين #الدفعة_الثالثةhttps://t.me/IshraqCenter
  • مركز إشراق - Ishraq

    7 Nov, 20:54edited

    Haddii cilladan uu kuu soo saaro App-ka Turath, hubso in lambarkan aad ku isticmaasho Telegram.Haddii aad ku isticmaasho: fur telegram-ka oo hubso in lambarkan aad kaga jirtid xilligaas, kadib isku day mar kale.#Turathhttps://t.me/IshraqCenter
  • مركز إشراق - Ishraq

    6 Nov, 08:12

    Kutubta lagu bilaabayo barnaamijka "Zaad Al-Mufasirin" waxaad ka helaysaan deegaanada Soomaalida Maktabadahan.Si gaar ah waxaad ugala xidhiidhi kartaan:Hargeysa iyo magaalooyinka ka ag dhaw lanbarkan: 0636266636 / 511979.Muqdisho iyo magaalooyinka ka ag dhawna: +252612008050 ama +252615046789.Burco iyo magaalooyinka ka ag dhaw: 0637009992Nayroobi iyo ciddii ka ag dhaw: +254722524401.https://t.me/IshraqCenter
  • مركز إشراق - Ishraq

    2 Nov, 18:07

    forwarded from @turaasculimo

    Baraarujin: Haddii App-ku idinka codsado cusboonaysiin (update), fadlan update-gareeya oo noo dulqaata.Update walba waxa uu ka turjumayaa in adeeg cusub lagu soo kordhiyay App-ka, xogtiinuna isma baddalayso.Turath: https://hallink.onl/turathhttps://t.me/Turaasculimo
  • مركز إشراق - Ishraq

    2 Nov, 10:09

    🎈🎁🎊بفضل الله وكرمه، تمَّ ختام المستوى الأوَّل للدورة الحديثية التأصيليّّة.مبارك لطلابنا وطالباتنا في الدفعة الأولى على تخرّجهم، ونتمنَّى لهم دوام التَّوفيق والسدَّاد في الدُّنيا والآخرة🎉🤍.#الدورة_الحديثية #الدفعة_الأولىhttps://www.facebook.com/share/1E6sA4RPto/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/IshraqCenter
  • مركز إشراق - Ishraq

    31 Oct, 12:13

    Raadiyaha Turath! 📻✨Waxaanu si rasmi ah u furnay Raadiyaha Turath, oo hadda si toos ah uga bixi doona App-ka Turath.Waxa lagu daahfurayna Idaacadda Qur'aanka, oo lagala socon doona (24-ka saacadood) Qur'aanka Kariimka ah iyo barnaamijyo diini ah oo kala duwan.📱La soo dag App-ka Turath oo si toos ah ula soco: 👇 https://hallink.onl/turathhttps://www.instagram.com/p/DfKIhkTjiJR/?cplk=a2QyejEyaWRkaGlvhttps://t.me/Turaasculimo
  • مركز إشراق - Ishraq

    24 Oct, 19:30edited

    #WargelinSi aad u diiwaangeliso qof aan taleefan lahayn sida carruurta oo kale, raac tallaabooyinkan:1. Fur qaybta Barnaamijyada Ishraaq. 2. Dooro qaybta "Xogtayda". 3. Kadib dooro "Ku dar qoyskaaga": Riix meesha ay ku qoran tahay "+ Ku dar xubin". 4. Akhriso Wargelinta: Waxa kuu soo baxaysa fariin ah in qaybtani u gaar tahay xubnaha aan taleefanka gaarka ah lahayn. 5. Guji "Waan Fahmay, Sii Wad". 6. Geli xogta qofka:F.G: Qofka halkan lagu diiwaangelinayo haddii uu taleefan gaar ah leeyahay, ha ka diiwaangelin, ee ha soo degsado app-ka si uu si madaxbannaan isugu diiwaangeliyo.App-ka Turath: https://hallink.onl/turathhttps://www.facebook.com/share/1Bhoknm56J/?mibextid=wwXIfrhttps://t.me/IshraqCenter
  • مركز إشراق - Ishraq

    7 Sept, 09:42

    https://youtu.be/U8MTzUk5Kco?si=0AsclcaHrPCHoyd7
    YouTubeDocumentary film | Geeddi shan sanno jirsaday | Dawrada FiqigaEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
  • مركز إشراق - Ishraq

    6 Sept, 10:43

    https://youtu.be/m8fkKJPxu-4?si=KPdkoRTYauOeyQSC
    YouTubeBarnaamij Gaar ah | Ardayda araga la' ee ka qalinjabiyay Dawrada FiqigaEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 18:07

    https://youtu.be/BbXgBahucmM?si=zxvxd2cmEx544YbQ
    YouTubeMuqdisho: Xafladda Dawrada Fiqiga 1448HEnjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:34

    https://youtu.be/ye9KhU6xKa4?si=umn5nxZLkNmHigFv
    YouTubeSh Maxamuud oo gabay utiriyay inantiisa oo ka mid ahayd ardayda ka qalinjabiyay Dawrada fiqiga.Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:33edited

    https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:32

    https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:32

    https://www.instagram.com/reel/Dc6ke6ORMNi/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:32edited

    https://www.instagram.com/reel/Dc6lsv9xTEE/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==
  • مركز إشراق - Ishraq

    5 Sept, 17:32edited

    https://www.instagram.com/reel/Dc6lsv9xTEE/?utm_source=ig_web_copy_link&stkn=MzRlODBiNWFlZA==
Download the series as CSV
A feedback bot for your channel — free

Followers write to the bot, you answer by reply, your account stays hidden. Created in one tap.

How it works →
Create the bot